Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxay Meelmariyeen Xeerka Waxbarshada Qaranka Somaliland

Hargeysa(Toggaherer)-Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland Ayaa Waxay Meelmariyeen Xeerka Waxbarshada Qaranka Somaliland

Fadhigii maanta Ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shirgudoominaayey gudoomiyaha golahaasi ayaamudanayaasha golahaasi waxay  cod gacan taag ah ku ansixiyeen Xeerka waxrabashada Qaranka

Somaliland.

halkani Hoose kaga boggo warkaasi:

Advertisement

Ku Xayeysiiso