Trump: Nidaamka Iiraan ma sii jiri doono weligiis


Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa muujiyay taageeradiisa buuxda ee dibad-baxyada magaalooyin dhowr ah ee Iran ka socda saddexda maalmood, isaga oo sheegay in “nidaamyada caddaaladda” aysan weligood sii soconayn.

“Caalamka oo dhan waxay fahamsan yihiin in dadka reer Iran ay rabaan isbedel, hoggaamiyeyaashooduna way ka baqayaan marka loo eego awoodda militariga ee Maraykanka, waxay ka baqayaana waa dadka reer Iran,” ayuu Trump sheegay.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso