Ciidamada Yuhuuda oo Duqeeyey Bartilmaamo Ay Lee yihiin Xamaas

Ciidammada Israel ayaa sheegay inay ka jawaabeen weerarada sawaariikhda ah ee ay geysteen Xamaas iyaga oo duqeeyey Gaza ka dib sawaariikhdii ay ku soo rideen Xamaas Hanegev iyo Smegim Negev jimcihii.

Afhayeen u hadlay milateriga ayaa ku sheegay boggiisa Twitter-ka in weerarku uu bartilmaameed ku ahaa xarunta kormeerka Hamas ee ku taala koonfurta Gaza, isagoo intaa ku daray in ciidamada Israel ay qaadeen dhaqdhaqaaq “mas’uul ka ah xaaladda iyo cawaaqibyadiisa.”

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso