Daawo Shiinays Isku Dayay inuu is Dilo ka dib Markii ay ka tagtay Saaxiibadii!!!!


Nin 22 jir ah oo u dhashay dalka Shiinaha ayaa isku dayay inuu is dilo ka dib markii Saaxibadii Ka tagtay se isku daygiisii uu ku doonayay inuu isku dilo ayaa ku guuldaraystay.

Fiidiyoowga ayaa muuqanaya ninka dhallinyarada ah oo isku dayaya inuu iska tuuro saqafka dhisme, halka qaarna ay la xarbiyayaan iskuna dayayaan in ay badbaadiyaan isna uu iska difaacayo doonayona inuu istuuro se ay ka guuleysteen qoladii badbaadadu.

Advertisement

Ku Xayeysiiso