Xildhibaan Reer Jordan ah oo kabaha u qaaday Netanyahu (Video)

Xildhibaan reer Jordan ayaa kabahiisa saaray sawirka ra’iisal wasaariha Israel Benjamin Netanyahu intii uu ku jiray hadal uu ka jeedinayay Baarlamaanka dalkaasi.

Xildhibaanka Abdullah Obeidat ayaa u sheegay in Carabta iyo Muslimiintu ay toosaan oo ay fiiriyaan khatarta iyaga ku aadan, kadibna wuxuu bixiyey kabahiisa waxaanu saaray dul dhigayna sawirka Netanyahu ka hor inta uusan xidhin hadalkiisa.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso