Sawir leh kun macne … Wuxuu Gilgilay dareennada Yamanida Qaybahooda kala duwan!!!

Waxa la wareejinayaa sawir laga qaaday cunug isaga oo ku socda dugsiga isla markaana dhinac marayao Nin Hubaysan isaga iyo wiilkiisu kuna hubaysan Qoriga Daba Laabka loo yaqaan ee AK 47 indhahiisuna eegayaan Wiilka Sita Boorasada Dugsiga.

Sawirka ayaa saamayn taban ku yeeshay qaybaha kala duwan ee Bulashada , kuwaas oo qaar ka mid ahi ugu yeedheen Sawirkii Sanadka sababtoo ah macnaha iyo saameynta ballaadhan ee dhabta ah ee Yaman iyo mustaqbalkeeda.

Sawir-ka ninka qaaday Ali Al-Sunaidar ayaa warbaahinta u sheegay in warbaahinta iyo siyaasiyiin badani ay isticmaaleen sawir-ka cinwaanno iyo magacyo badana u sameyeenyahay sida Cilmiga iyo Dagaalka.

Warqabadka ToggaHerr

Advertisement

Ku Xayeysiiso