Shabakadii Ugu Weynayd ee tahriibinta daroogada ee Spain oo la Qabtay!!!!

Mas’uuliyiinta Isbaanishka ayaa qabtay 5,1 ton oo xashiishad ah waxayna xidheen 14 qof ka dib howlgallo ay sameeyeen laamaha ammaanka ee magaalada Walba ee koonfur galbeed.

Mas’uuliyiinta ayaa xaqiijiyay in howlgalku burburiyey Kooxda ugu weyn ee tahriibinta daroogada kana hawlgalaysay koonfurta Spain.

Mas’uuliyiinta Isbaanishka ayaa soo wariyay 5tii Disembar in ay qabteen 6 tan oo ah kookayn ah degmada “Green Island” ee koonfurta dalka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso