Daawo Dayax aad weyn oo ka soo Muuqday cirka Barcelona!


Wakaalada Raptelli ayaa daabacday fiidiyoow muujinaya “dayaxa weyn” oo ka sarreeya magaalada Spanish-ka ah ee Barcelona, dhacdadani waxay dhacdaa marka dayaxu uu galo marxaladda buuxda ee ku taala meel ugu dhow dhulka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso