Ahmed Ali Saalax: Dhiigga aabahay Wuxuu ku Noqon Doonaa cadaab kulul dhagaha Iran!!!

Axmed Cali oo ah wiilka ugu da’da weyn caruurta madaxweynihii hore ee Yemen Ali Abdullah Saleh, ayaa sheegay in aabbihiis “uu hor istaagay qabsashadii Iran.”

Axmed Saleh ayaa hadal uu u jeediyay ku sheegay kuna hanjabay in dhiigga aabbihiis ee ay dileen Houthis Isniintii, “wuxuu noqon doonaa Cadaabta dhagaha Iran.”

Wiilka madaxweynahii dalka Yemen ayaa sheegay in “wakiilada Iiraan ay sababeen musuqmaasuqa iyo dhibaatooyinka Yemenee muddo saddex sano ah.”

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso