Madaxwaynaha Lubnaan ayaa ugu baaqay Sacuudi Carabiya in ay caddeeyaan sababaha uu Xariiri ugu laaban waayay Beirut

Madaxweynaha Lubnaan Michel Aoun ayaa ugu yeehday Sacuudi Carabiya inuu caddeeyo sababaha uu ugu noqon la yahay Raiisul wasaaraha Saad Hariri Beirut.

“Lubnaan ma aqbalayso in ra’iisul-wasaaruhu uu ku jiro xaalad ka soo horjeeda heshiisyada caalamiga ah iyo xeerarka caadiga ah ee xidhiidhka ka dhexeeya dawladaha,” ayaa lagu yidhi hadalka Aoun.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso