Shiinaha Oo Ka jawaabay Jimcaha Madaw ee Maalinta Doobka

Dukaanka Alibaba ee Shiinaha ayaa shaaca ka qaaday in maalinta dukaamaysiga khaaska ah ee loo yaqaan Maalinta doobabka “Singles Day,” uu jabiyey Rikoodhka iibka maalin laha.

Dukaanka ayaa sheegay in iibka uu gaadhay $ 18 milyan kaas oo badankiisu ka yimaado iibsashadiisu dhinaca moobiilka.

Dukaanka Shiinaha ayaa ku dhawaaqay “hal mar maalinle ah” sannadkii 2009-kii inuu yahay tartan maalinta ” Jimcaha Madaw” maalinta caanka ah ee dhaqanka Maraykanka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso