Israa’iil Waxay Diyaar u tahay tallaabo militari oo ka dhan Iran

Wasiirka Sirdoon-ka Israeli ayaa sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay inay tallaabo militari oo ka dhan Iran ay qaado haddii dadaalka caalamiga ah ee uu hogaaminayo Mareykanka ku guuldareysto inay ka hortagaan Tehran inay hesho hub nuclear.

Israa’iil ayaa hore ugu fulisay hawlgal military oo ka dhan ah xarun looga shakisanaa nuclear wadanka Ciraaq 1981 taas oo ayna sheegan diidina Israa’iil, sidoo kale waxay la beegsadeen Diyaaradaha Israel xarun looga shakisanaa iyana nuclear dalka Suuriya sanadii 2007.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso