Daawo Kamaradaha oo Qabtay Erdogan oo Luloonaya Ama Qaadiraysan intii lagu Guda jiray shir jaraa’id isaga iyo dhiggiisa Ukraine Poroshenko


Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo la tacaalaya Qaadiro markii uu shir jaraa’id la Qabanayay Madaxweynaha Ukraine Petro Poroshenko Kiev,ayaa ka soo muuqday muraayadaha kamaradaha.

Erdogan oo 63 jir ah ayaa kulan kula yeeshay Kiev Isniintii dhigiisa Ukraine.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso