Sarkaal bilays ah Oo lagu Dilay jaamacada Texas

Sarkaal bilays ah ayaa la dilay Isniintii kadib markii lagu toogtey Jaamacadda Texas Tech ee magaalada Lubac taasoo keentay in la xidho Jaamacada.

Koox gaar ah ayaa loo diray goobta si ay u raadiyaan tuhmanaha oo wali ku jira laakiin uu diiday inuu bixiyo faahfaahin dheeri ah. J. Rogers oo ah sarkaal bilayska Lupak ah.

Telefishanka KCBD ayaa soo wariyay in ninka dhaawacmay uu ahaa askari bilays ah ka dibna uu dhintay.

Bogga shabakadda bulshada ee Twitter-ka jaamacadda ayaa kula taliyay dadka ku jira gudaha jaamcada inay joogaan goobahooda.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso