Video: Wasiir Morooko  ah oo Lagu Qaabilay Dhagax Tuuris

Baabuur uu saarnaa Wasiirka Waxbarashada Morocco Maxamed Hassad ayaa waxa isku hareereeyey  dhagax-tuur na ku sameeyey Macalimiin mar uu booqasho ku tegey Magaalada Safi.

Baabuurta wasiirka ayaa la go`doomiyey kadibna la weeraray markii ay isu soo bax ay sameeyeen macallimiinta dugsiga Safi School ee Magaalada  Safi .

Ka dib markii ay ciidamada ammaanku awoodeen inay sugaan bixitaanka baabuurtii wasiirka ee dugsiga  hadana waxa uu dhacdadii oo kale kala kulmay dugsi kale oo uu booqday dugsiga sare ee Candi ee magaalada halkaas oo sidii oo kale ugu soo dhaweeyeen koox labaad oo macallimiin ah dhagaxtuur  iyaga oo dalbanaya inuu Tago..

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso