Dagaalyahannada Daacish oo ka cararaya Suuriya Iyaga oo tagaya Pakistan

Madaxa Xarunta Argagixisada ee Dowladaha Madaxbannaan Andrey Novikov ayaa sheegay in dagaalyahannada “Islamic State” ay ka cararaan Suuriya si wadajira ah iyaga oo u qaxaya dhinaca dhulka Waziristan ee Pakistan.

“Tan iyo dayrtii 2016 tiro badan oo dagaalyahanno ah ayaa ka soo dhaqaaqay Suuriya iyo Ciraaq  iyaga oo tegay gobolka Waziristan,” ayuu Novikov u sheegay wakaaladda wararka ee Novosti.

“Si kale haddii loo dhigo, xalinta hawlaha milatari iyo siyaasadeed ee Suuriya ayaa hal dhinac gacan ka geysan doona tirada militariga hubaysan iyada oo dhanka kalena ay u riixayaan dagaalyahannada in ay badalaan xeeladaha kaliya laakiin waxaa ka mid ah juqraafi ahaan hawlahooda soo socda.”

 

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso