Dawladdi Hoose ee Burco mar haddanay laba dumar ah kala saarin karin oo marba wasiiro loo diraayo meesh hayskaga tagaan

Bismi laahi Raxmaani Raxiim Dawladdii hoose burco waxay qabtaaan oo ay soo kordhiyaan iska daayoo waxay kari karaaa waayeen inay xaliyaan oo go,aan ka gaadhaan cida maasulaysa ee nadiifinaysaa kawaanka cusub ee ee magaaladda loo dhisay ama xero dhiigta cuusub qofba siduu uyaaqaano, markay u taag waayeen ayaa wasiiro shaqadooodii ka badatay loo diray miyaanay wax laga naxo ahayn nin ninmankiii magaaladda dhan joogay ee aan laba dumar ah kala saari karin ee dadkii naftii isugu keenay waa ayaan daroon yinka haysta burco muddo, xero dhiigta cusub waxay u bahan tahay cid nadafisa marka xoolaha lagu qaloo ka dib si dhiiga iyo uuska iyo meesha yaala gurta oo ka maydha magaran karo qolad loo dhibay ama waxay noqon doonana waynu se eegi doonaa,kolkay laga fili maayo dawlada hoose iyadda wax qabadde oo magaaladii kale waaynu araganeeye ileen xero dhiigtan cusub magaaladduun bay ka mid tahay, waxaan ku soo koobayaa khayr bay noqon intaa ilaahay si uun odhanaayo.
By (AbdikariinBoqore)

Advertisement

Ku Xayeysiiso