Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-Cabdi Oo Kulan Casho Sharafa La Qaatay Haween-Weynaha Gobolada Galbeedka Ee Xisbiga Waddani

Borama(ToggaHerer) Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Ayaa Kulan Balaadhan Oo Casho Sharafa La Qaatay Haweenka Gobolada Galbeedka Ee Xisbiga Waddani.

Kulankaasi Oo Uujeedadiisu Salka Ku Hayey Dardar-galinta Hawlaha Xisbiga Iyo Sidoo Kale Xog-waraysi.

Kulankaasi Oo Sacado Badan Qaatay ayaa Lagaga Hadlay Arimo Kale Duwan Isla Markaana Si Weyn Loogu Gorfoyey Qodobo Kale Duwan Kuwaasi Oo ay Ka Soo Baxeen Qodobo Aad Uu Mihiima Isla Markaana Midha-Dhalay.

Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-Cabdi Oo Maalmihi Ugu Danbeyey Ku Sugnaa Magalada Borama ayaa Kulano Kale Duwan La Yeeshay Qaybaha Kale Duwan Ee Bulshada Gobolka Awdal Taasi Oo Si Weyn Loo Mahadiyey.

Advertisement

Ku Xayeysiiso