Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee Safarka ugu maqnaa Wadanka Imaaratka oo Saaka Waabarigii Dalka Kusoo laabtay

Weftigii Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ee maalmahan ku sugnaa Imaaraadka Carabta oo dalka ku soo laabtay saaka subaxnimadii hore si balaadhana loogu soo dhaweeyey Airportka iyo Caasimada Somaliland ee Hargeysa

Madaxweynuhu waxa uu salaan sharaf kaga qaatay qasriga madaxtooyada cutubyo ka mida ciidamada qaranka Somaliland, ka dibna waxa saxaafadda la hadlay afhayeenka Deyr

Advertisement

Ku Xayeysiiso