Skip to content
  • Home
  • Wararka
  • Waraysiga Khaaska ah
  • Rayiga Dadweynaha
  • Diinta
  • About Us
  • Contact Us

Links

Bookmarks

  • Hadhwanaag
  • Maroodijeexnews
← Gudaha Ka Akhri : Wasiirka gaashaandhigga Iran: Dib uga Noqon Mayno horumarinta gantaalaha
Murrashaxiinta Xisbiga KULMIYE oo ka qaybgalay Fooladaynta 725-Arday oo ka Qalin-jabiyey Jaamacadda Cammuud →

Guddoomiyaha Gobolka Texas ayaa ku qiyaasay Khasaaraha Duufaanta Harvey ka Dhashay ilaa $ 180 bilyan

Published on September 4, 2017 by Magan

 

Guddoomiyaha gobolka Texas Greg Abbott  ayaa sheegay in Khasaaraha guud ee Duufaanta Harvey iyo Daadka ka dhashay  uu yahay $ 150 bilyan ilaa $ 180 billion, waxaanay ka badan tahay 20 jeer  Maaliyadii uu ka dalbaday Madaxweyne Donald Trump  Congress ka tododbaadkii la soo dhaafay oo dhamaa $ 7.85 bilyan.

“Goobta juqraafiyeed iyo dadka ay saameeyeen duufaankani iyo daadadkani waa ka weyn tahay Hurricane Katrina, kaas oo u baahan in ka badan $ 120 bilyan,” Abbott ayaa sidaa ku sheegay wareysi uu siiyey Fox News.

Warqabadka ToggaHerer

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso


© 2011–2023 ToggaHerer. All rights reserved | Website designed by Ramaas Software