Sawirada ugu quruxda badan ee Walaalnimo: Xujaaj Kala Midabo ah Quluubtooduna Midaysan Tahay

 

Baraha Bulshada ayaa Waxa maalmahan la wareejinayay Sawiro Muujinaya midnimada Muslimiinta wadajirka iyo Naxariista Muslimiinta iyada oo aan loo eegin Midabkooda ,Qoomiyadooda ama afafkooda.

Xajku waa Tiir ka mid ah Tiirarka Islaamka Musilmiintuna ay iskaga yimaadan daafaha caalamka min Bari ilaa Galbeed , Koonfur min Waqooyi si ay u gutaan Cibaadada Rabbi ku waajibiyey kuna gudanayaan Xasilooni iyo Deganaasho Iyo Alle ka Cabsi.

“حديث المصطفى عليه أفضل الصلاة والسلام: “لا فرق بين عربي ولا أعجمي ولا أبيض ولا أسود إلا بالتقوى

Waxay Xaqiijinaysaa Xadiiskii  Nabiga  Nabadgelyo iyo Naxariisi korkiisa ha ahaato: “Ma jiro farqi u dhexeeya Carab iyo Cajami ,Cadaan iyo Madow Alle ka Cabsi Mooye “.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso