Deg Deg : `Cirro Kii Aan Shalayto Aqaanay Maanta Maaha ,Cirro Waxaan U arkaa in aanan Dalka ku Aamini Karayn, Bahalka Maska la Yidhaa mar ba in buu Xuub Dhacsadaa Ciro-dii Dhabta ahaa waa inoo Dambeeyaa”

Deg Deg : Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble (Sale Calee) oo ka Huleeley Waddani iskana Casilay

“4 Sanno Waxaanu Ku Jiray Waddani 10 Sanno na Kulmiye , Tobaankii aan ku jiray Kulmiye waxa Igaga Adkaa oo igaga Dhib Badnaa Afartii Aan Waddani ku Jiray“

“Ma Aqaano Siyaasad Dhexe, Maalintii aan galay Wadani Wuxuu Ahaa Urur Yar oo Reer Ah“

“Cirro Kii Aan Shalayto  Aqaanay Maanta Maaha ,Cirro Waxaan U arkaa in aanan Dalka ku Aamini Karayn, Bahalka Maska la Yidhaa mar ba in buu Xuub Dhacsadaa Ciro-dii Dhabta ahaa waa inoo Dambeeya Reer Somalilandow“

Advertisement

Ku Xayeysiiso