Anigoo ah mohamed abdirahmaan maxamuud (dhumiye ) waxaan Munaasibada ciidal adxa awadeed hambalyo farxadeed hawada u marinayaa

Anigoo ah mohamed abdirahmaan maxamuud (dhumiye ) waxaan Munaasibada ciidal adxa awadeed hambalyo farxadeed hawada u marinayaa mamaday faadumo hassan yuusuf , walaalahay , ehelkay , asxaabtay , umada somaliyeed iyo dhamaan inta magacayga iyo muuqayga garanaysa ee kala jooga dalka guduhiisa iyo dabadiisaba .

Anigoo idiin leh ciidan ciideeda rabi ha inagu gaadhsiiyo cibaado suuban , caafimaad , hore u socod iyo horumar .

Ugu danbayn Kulu sanna wa,intum dayibiin .

Advertisement

Ku Xayeysiiso