Cajal Taabanaya Qalbiga : Wiil Gacmo la` oo Caawinaya Walaalkii oo ka Yar

Dhab ahaan waa Fiidyaw taabanaya Qalbiga Ruux kasta ayaa laga duubay Wiil aan lahayn Gacmo da` ahaana aad u yar  oo caawinaya Walaalkii oo ka yar oo ooyayaa, wuxuu isku dayaya wixii awoodiisa ah .

Cajalkan ayaa lagu faafiyey Baraha Bulshada waxaanu durba kabsaday kumanaan ruux ra`yi ururin ay samaysay Barta You tube ka loo yaqaana.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso