Gudaha Ka Eeg :Maamulka Xisbiga WADDANI Ee UK Oo Baaq Nabadeed Diray .

Maamulka Xisbiga Waddani UK iyagoo aad uga xun dhibaatada colaadeed ee Beesha Walaalaha ah ee dagaalku saaka ku dhex martay degaanka Buuhoodle. Waxaanu ugu baaqaynaa in colaada la joojiyo ilaahay laga baqo nabada , wada jirka wada dhalshada Iyo degaan wadaaga la dhowro. Waa in  Aqligu shaqeeyaa oo laga fikirka Mustaqbalka dhalinyarada

 

Ugu dambeyntii hadaanu nahay Maamulka Xisbiga Waddani UK walaalayaa waxaanu si Xushmada leh idiinka codsanaynaa inaad soo afjartaan colaada oo nabada Iyo walaalnimo aad ku bedeshaan

 

Waxaanu u soo duceynayaa intii ku dhaawacantay Iyo  inta ku  geeriyootayba ilaahay ha U naxariisto Amiin Amiin

 

Mataan M Omar

Xoghaye ku Xigeenka Xisbiga Waddani UK.

Sheffield .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso