Gudaha Ka Eeg :Fadhigii Golaha Wakiilada Ee Maanta Oo Baaqday .

Fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiilada ee la filayay in uu qabsoomo ayaa baaqday, ka dib markii kooramkii uu buux-sami waayay .

Sababta ugu wayn ee keentay ayaa loo aaneenayaa khilaafkii Golaha oo meel xasaasi ah marayaa, iyadoo Mudanayasha Xisbiga WADDANI ay xalay ku hanjabeen in aanu kalfadhigu qabsoomi doonin .

Waxaana Saaka dib loo dhigay Fadhigan, oo qorshuhu ahaa in lagu doorto Xilka Gudoomiye ku Xigeenka Kowaad Ee Golaha oo Mudanayaal badani u ordayaan .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso