Guddoomiyaha KULMIYE oo si Heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo.

Shacabka Gobolka Sanaag ayaa si aan kala hadh lahayn u Soo dhaweynta Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo kuwaasi oo u socda dardargalinta kaadhaadh qaadashada.
Weftiga ayaa lagu soo dhaweeyay shaaricyada Magaalada Ceerigaabo iyadoo ugu dambayn guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE iyo xubno ka mid ahaa Weftigi kala hadleen dadweynaha barxada hore ee Xarunta Xisbiga KULMIYE ee magaalada Ceerigaabo.

Advertisement

Ku Xayeysiiso