Gudaha Ka Eeg :Murashaxa Barkhad Xasan-Johor Cismaan Oo Shaaciyay In Uu Taaganyahay Tartanka Golaha Wakiilada Somaliland .

Murashax Barkhad Xasan-Johor Cismaan ayaa shaaciyay in uu u taaganyahay Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland .

Waxaanu ka sharaxanyahay Xisbiga KULMIYE, Waana Murashax ka mid noqon doonta Murashaxiinta Gobolka Maroodijeex Ee U Tartamaya Golaha Wakiilada .

Murashaxan ayaa ah Nin Dhalinyaro ah, Kartina u Leh Xilkan iyo Mansabkan uu isu sharaxay .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso