Gudaha Ka Eeg :Af-Hayeenka Xisbiga KULMIYE Oo Hargaysa Lagu Soo Dhawayeeyay .

Afhayeenka Xisbiga KULMIYE Md Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi oo dalka kusoo laabtay iyo masuuliyiin ku soo dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargeysa.

Afhayeenka Xisbiga KULMIYE Md Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi oo muddooyinkii ugu dambeeyay dalka ka maqnaa ayaa dib uga soo laabtay socdaal muddo qaatay oo uu ku maqnaa .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso