Daawo :Daawo : “ Waxaad Arkaysaa Wasiiradii Oo Muuse Biixi U Shaqaynayaa, Gobolka Sanaag Masuuliyiin Joogta Oo Aan Badhasaab Dhaafsiisnayn Ma Jirto, Ciyaal Ayaa Wasiiru Dawle Lo Magacaabay, Misaa Dadkoodi Laga Dilay, Gobolkoodina Lagu Dilay ..,” Xog-Hayaha Arrimaha Bulshada Ee UCID Maxamed Axmed

“Xukuumada Iyo Kulmiye Waxaad Mooda In Ay Noqdeen Laba Xukuumadood, Waxaad Arkaysaa Wasiiradii Oo Muuse Biixi U Shaqaynayaa, Gobolka Sanaag Masuuliyiin Joogta Oo Aan Badhasaab Dhaafsiisnayn Ma Jirto, Ciyaar Ayaa Wasiiru Dawle Lo Magacaabay, Misaa Dadkoodi Laga Dilay, Gobolkoodina Lagu Dilay ..,” Xog-Hayaha Arrimaha Bulshada Ee UCID Maxamed Axmed

 

 

Hoos Ka Daawo Muuqaalka .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso