War Deg Deg ah : : Qarax Ruxay Goordhawayd Wasaarada Gaashaandhiga ee Magaalada Muqdisho

Waxaa daqiiqado yar kahor qarax xoogan Gilgilay Kolnyo Gaadiid ah oo galasay dhismaha Wasaarada Gaashaandhiga ee kutaala laamiga Warshadaha ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxa kadib la maqlayaa rasaas xoogan oo dhaceysa.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in qaraxu uu ahaa mid ismiidaamin ah oo ka dhacay Wadada hormarta Wasaarada Gaashaandhiga, waxaana la maqlayaa rasaas aad u culus oon la ogeyn cida rideysa iyo waxa ay tahay.

Waxaa la xidhay gabi ahaan wadada gasha Xarunta Wasaarada Gasahanadhiga, waxaana halkaasi buux dhaafiyay ciidanka Milatariga.

Advertisement

Ku Xayeysiiso