Madaxweynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Md Cabdi Maxamuud Cumar Iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa kulan layeeshay shacabka ku Dhaqan degmada SAGAG ee gobolka nogob.
Geesta Kale Madaxweynaha ayaa Xadhiga ka Jaray Ceel Cusub oo Laga Qoday Degmada Sagag.