Dhegayso : Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf ayaa ka digay koox Diimeed Cusub oo Dhawaan lagu Dhawaaqay lana yidhaa (Al-Saadicuuna Bil Xaq ) Sheegayna in ay Yihiin Takfiiriyiin Isqarinaysay Muddo badan.

 

Sheekha Maxamuud Xaji Yuusuf ayaa ka hadlay koox Diimeed Cusub oo Dhawaan lagu Dhawaaqay lana yidhaa (Al-Saadicuuna Bil Xaq).

Kooxdan ayaa maalmihii u Dambeeyey ku jiray Warbaahinta iyaga oo lagaga dhawaaqay Magaalooyin Badan, Sheekha ayaa kooxdan Bayaamiyay Cida ay Yihiin iyo Wakhtigii la aasaasay Kuna tilmaamay In ay Yihiin Takfiiriyiin saldhigooduna yahay Fikirka Khaldan ee Gaalaysiinta ummadda Muslimiinta .

Halkan guji si aad u dhagaysato Sh Maxamuud Xaji Yuusuf oo Ka digay Ururka Takfiirka ee Cusub Al-Saadicuun

Advertisement

Ku Xayeysiiso