Daawo : Gabayga Ogaysiis Iyo Abwaan Nageeye Cali Khaliif Gabygan ayaa wada Xalka lagaga Bixi Karo Xalka Abaaraha

Daawo: Gabayga Ogaysiis Iyo Abwaan Nageeye Cali Khaliif Gabygan ayaa wada Xalka lagaga Bixi Karo Xalka Abaaraha

Haddaad odhan lahayd layma odhan waanigaa idhiye,
Abtirsiimo mooyee intaan hadaf la eegaynin,
Abaar lagama bixi doono iyo dhib iyo aafaade!

Advertisement

Ku Xayeysiiso