Daawo: Madaxweynaha DDSI Dr Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Wafti Balaadhan oo Uu Hogaaminaayo Oo Gaadhay Degmada Dhanaan .

Daawo: Madaxweynaha DDSI Dr Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Wafti Balaadhan oo Uu Hogaaminaayo Oo Gaadhay Degmada Dhanaan .

Madaxwayne Cabdi Maxamud  ayaa Xadhiga Kajaray biyo- galinta Degmada Dhanaan Oo Hadeer uun faraha Laga qaaday.
Sidookale madaxwaynha ayaa saaka kulan laqaatay bulshada Degamada Dhanaan sida odayaasha,hooyooyinka., dhalinyarta iyo Qaybaha kala duwan ee Bulsho leedahay.

Madaxweynaha iyo Waftigiisa Ayaa Socdaalkan Ama Safarka Dheer Ee “Roob Doon”  ku maraayo Guud Ahaa Degmooyinka iyo Gobolada Hoos Yimaada Dawlada Deegaanka Somalida Ethiopia Taas oo Uu hore ugu maray Degmooyin iyo magaalooyinka hoos yimaada Gobolada Jarar, Qoraxay iyo Doolo.


Wixii Warar ah ee ka soo kordha kala soco Warbaahinta Togaherer .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso