TAliyaha la eryey

Waxaa Maanta Xilkii Taliyaha Ciidamada Ilaalada Madaxtooyad Lag Qaaday Taliye Axmed iyo Sidoo kale Xisaabiyihii Ciidanka Madaxtooyada ….. Taas oo sida Ay Warbaahinta Togaherer uu Sarkaal ka tisan Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada u sheegay in Sababta looga Qaaday ahay Tahay in Musuqmaasuq Baahsan Lagu helay hadib markii Mudo Daba Gal lagu hayey Ay maanta Si kadiso ah looga Qaaday.

Halka Ilo Wareedyo kale Ay sheegayaan in looga shakiyey in uu xidhiidh la sameeyey Madaxda Sarsare ee Xisbiga Wadani Sida Hogaamiyaha Xisbiga Md Eng Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo hore uga Ahaan jiray Madaxtooyada Wasiirka Maamula Taas ayaa La leeyahay Waa sababta looga Qaaday.

Isla Saacadiiba Waxaa Booskii si loo sii Tiriyey Si ku meel gaadh ahaan ah Taliye Kuxigeenkiisi Taas oo uu Xilka Sii hayn doono inta uu ka imaanaayo Taliye ……. oo Isagu Jiida hore ee Gambadhe Jooga.

Labada Taliye ayaa labaduba waxay ay ka soo jeedaa Gobolka Awdal Taas oo Sababtay in Taliye Lagu Badalaayo loo doono Jiida hore.

Xisaabiyihii Ayaa isna Caawa la sheegay in loo magacaabayo Xubin ka mid Dhaliyarada Madaxtooyada Ka shaqaysa.

Warqabadka Togherer
Hargaysa

Advertisement

Ku Xayeysiiso