Ogeysiis Kulmiye Washington

XASUUSIN
Ogeysiis: Kulmiye
 Washington DC

Waxa la ogeysiinayaa dhamaan taageerayaasha xisbiga kulmiye ee degan Washington DC iyo nawaaxigeeda inay ka soo qaybgalaan shirka xisbiga kulmiye maalinta sabtida ee bishu tahay 1da April 2017.

Ciwaanka meesha xaflada lagu qabanayaa waa:

MARRIOTT FAIR OAKS
11787 LEE JACKSON MEMORIAL HIGHWAY
FAIRFAX, VA, 22033

Maalinta bisha April 1-deeda saacadu markay tahay 6:00 galabnimo ilaa 11:00 Habeenimo.

Shirka waxa marti inoogu ah oo soo qayb geli doona Mudane Jamal Ali Hussein iyo Madaxda Xusbiga ee Maraykanka. Fadlan ka soo qayb gala. Fadlan wakhtiga dhowra.

Waad Mahadsantihiin.

Contact Information:
Ahmed Abdi or Abdisalan Barud
202- 280-7115 or
Email:Kulmiyewashingtondc@gmail.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso