War degdeg ah : Wafti uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Ethiopia Dr Cabdi Maxamuud Cumar Oo Hadeer Gaadhay Magaalada Ceelbaxay ee Hoos Tagta Degmada Gaashaamo.

Wafti uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Ethiopia Dr Cabdi Maxamuud Cumar Oo Hadeer Gaadhay Magaalada Ceelbaxay ee Hoos Tagta Degmada Gaashaamo.

Madaxweynaha Ayaa Safarkiisa waxaa ku Wehelinaayo Xubno  wasiiro ah iyo madax kale oo ka tirsan Madaxda Dawlada Deegaanka Somalida Ethiopia Sidoo kale waftiga ayaa Sidaan warka ku helayno waxay u hoydeen  Qabalayga Ceelbaxay  Ee Degmada Gaashaamo

Imaanshaha Madaxweynaha ayaa ujeedadiisu tahay Sidii Uu ugu kuur gali lahaa Noloshada Dad iyo Duunyoba Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu kusoo aadan yahay Degmooyin badan oo ay ka mid tahay degamda Daroor iyo Dagmooyin kale oo badan

Wixi warar ah ee ka soo kordha goordhaw naga filo

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso