Dollarka oo kaliyi sabab uma aha. Sixir bararka

Marka hore waxan Salaamayaa Dhamaan dad waynaha reer somaliland Shacaby iyo xukuumadba

Intaa  ka dib. Sixir bararka iyo hoos u dhaca dhaqaale maxaa sababay.?
Waa Suaal  jahawareer galisay umadii  reer somaliland culumo iyo caamaba
Hadaba dalka somaliland dhaqaaleheedu  muxuu ku tiirsanyahay? Biil dabadaha laga Diraa mise wax soo Saar kale.?

Jawaabta ugu dhawi waxan odhankaraa xoolaha nool ayey ahayd xoolihiina waa lay naga

Joojiyey . Maxaa bedelay. ? Runtii dalkastaa wuxuu leeyey Export iyo import  Alaab uu iibgeeyo iyo mid lasoo   galiyo wadanka inaga wax laynaga iibiyo  mooyee Maxaan  dhoofinaa?
Alaabta wadankeena timaada dawladu  qiimo ma ujartaa? Dadka somaliland ku nool iyo wax soo saarkooda yaa  badan.?  Waxaas oo dhami ayaa sabab u ah sixir bararka.
Waxba yaan lays canaanan dawladu danta umada waxay ka door biday cashuur ta ay ka qaado ganacsatada.  Waxan ognahay markii xukuumada kulmiye talada qabatay waxay ku faaneen mushaharkii ayaan kordhinay isla markaa waxay kordhiyeen cashuurtii
Kuwii cashuurta Lagu kordhiyeyna dadkii ayey ku kordhiyey qiimihii maceeshada
Nololshii ayaa markiiba cirka martay. Tusaale dugsiyada sare waxa Lagu dhigan jiray 18000 sln shilling imakana 80,000 ayuu  maraya
Hadaba dawladu qiimaha ha u goyso ganacsatada waayo imaka masaakiintii uun ayaa la dulmayaa doolarkii wuu jabay alaabadiina ma jabin side markaa loo wada soconayaa. Wabilaahi tawfiiq:  MOHAMUD AHMED DHOOOLAYARE,

Advertisement

Ku Xayeysiiso