Isuduwaha Qaramada midoobay iyo Wafti uu Hogaaminayo Oo goor dhawayd ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Wardheer ee Gobolka Doollo

Waxa Goor dhawayd ka Degay Garoonka Diyaaraduhu ka Haadaan ee Magaalada Wardheer ee Gobolka Doollo isaga oo la socda diyaarad khaas ah  Isuduwaha Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa waxaana ku soo dhaweeyey Madaarka  kana hortagay Isuduwaha Wasiirka Aafooyinka ee Dawlad Deegaanka iyo Masuuliyiinta Heer Gobol iyo Heer Deegaan.

 

Isuduwaha iyo Waftigiisa ayaa u Yimid Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya sidii uu  u eegi lahaa Xaalada Abaarta ee ka jirta Dawlad Deegaanka iyo sidii ay gacan uga geysan karaan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso