Jawaabta TELESOM ee xukuumadda Adeegga ZAAD sabab uma aha Sicir Bararka

Telesom waxay caddeynaysaa in adeegga ZAAD aanu marnaba sabab u ahayn “Sicir-Bararka” iyada oo 8-dii sannadood ee adeeggu uu shaqeynayay marxalado kala duwan uu sarifku soo maray oo qaarkood uu gaadhay halkii u hooseysay.

 

ZAAD-ku waa adeeg ballaadhan oo bulshada Somaliland oo dhan isticmaasho miyi iyo magaalaba, muddo kooban oo 48 saacadood ah in lagu xadido waa mid aan marnaba caqli ahaan, farsamo ahaan iyo sharci ahaan toona suurtogal ahayn

 

Halkan guji Si aad u akhrisato War saxaafadeed Adeegga ZAAD sabab uma aha Sicir Bararka

Advertisement

Ku Xayeysiiso