Waa Kuma Xil-dhibaan Eng Elyaas Mah’ed Jaamac (Kiniyati).

Waa Kuma Xil-dhibaan Eng Elyaas Mah’ed Jaamac      

                                                 (Kiniyati).

Bismilaahi Raxmaani Raxiim.

Waxaan Qalinka U Qaatay In Aan Wax yar Idinka Baro

Taariikh Nololeedka Iyo Shakhsiyada Musharaxa Golaha

Baarlamaanka Jamhuuriya Somaliland.

Xil/Eng Elyaas Mah’ed Jamac.

Ugu Horayntii Xil/Eng Elyaas Mah’ed Jamac.

Waa Mid Ka mid ah Musharaxiin U Taagan Isla Markaana U Tartami Doona Doorashad Aqalka Wakiilada Jamahuuriyada Somalilan Ee Dalka ka qabsoomidoonta Sanadada Soo Socda Hadii Alle Ogolaado.

Xil/Eng Elyaas Mah’ed Jamac.  Wax uu ku dhashey magalaada Dhahran EE dalka Saudia Arabia 1982 Oct kadib Burco Ayuu Ku Soo barbaray.

Kadib Isaga oo  9 jira ayuu dalka ingriska yimid.

19 92-1996 waxa uuku jiray school ka hoose Alexander primary school oo London ku yaala

 

1997 – 2000 waxa Uu  ku jiray school Secondary EE Kidbrooke School oo ku yaala xafaada Greenwich EE  magalaada London, oo uu  shahada GCSEs ka qaatay  kuna pass 9 A-C

 

2001 -2003 waxa Uu Galay  BTEC National Diploma inBuilt Evirnoment oo Uu level 3 Isla markaana kuna pass A* Ama Dictinction.

Isla Wakhtigaa Waxa Uu ku jiray.

Lewisham College oo Ku yaala magalaada London.

 

2004-2009 waxa qaatay Engineering Company oo jamacadda Ka bixeyey la yidhaado Glens Survey.

Jamacadda part time Ayuu tagey jirey Islamarkaana dhinaaca kale na experience buu  ka koradsaday.

Waxa Uu  ka qaatay jaamacadda University of Greenwich shahadda Degree EE Building Surveying  Rics accredited

 

2014/15 Wax Uu diyariyey Post Graduate Diploma In Railway Engineering and Track Maintenance oo Uu ku sameeyey Instistuteka Ariston Development.

Wax Barasha Kadib xil/Eng Elyas Mah’ed Jamac.

Waxa uu Soo Qabtay Shaqooyin Badan, Iyo Companes Badan Oo Ka Soo Qabtay Titalo Kala Duwan Oo Kala Ahaa.

1: 2005-2010  company GlenSurveys Ltd.

Title: Assistant Engineer.

2: 2010- 2011 Lawson And Merryweather.

Title: Cad Designer

3: 2011 – 2012  Engineering Freelancer /Consultants clients including USAid, Construction companies, private clients.

4: 2012 – 2013 China Hono Engineer Manager

Redevelopment of Hargeisa International Airport.

 

5: 2013- 2014 Guban Mining Group ( main subcontractor of Genel Energy)

Title: Camp Manager.

6: 2014 -2016 Royal Borough of Greenwich.

Title:  senior Engineer Dawladda Hoose Ee London.

7: 2016-present Puzzle Construction Project Manager.

 

Waxaa Xusid Mudan Inkasta Oo Uu Xil/Eng Elyas Mah’ed Jamac  Uu Yahay Nin Dhalinyo ah Islamarkaana Qurbo Joog ah in Uu Elyas Mudo Yar Oo Kooban Oo Uu Wadanka Fasax Ku Joogay Inuu Qarankan Yar Ee Curdinka ah ( Jamahuuriya Somali Land ) Gaar ahaan Caasimada Hargeisa Ee Uu Deegaan ahaan ka Soo Jeedo Ka Fuliyay Mashaariic Waawayn Oo Uu General Maneger Ka Ahaa.

Xil/Eng Elyas Mah’ed Jaamac Waxa uu Fuliyay Mudo Yar Oo Kooban oo uu Wadanka Joogay ( Redevelopment of Hargeisa International Airport) Horumarinta Madaarka Caasimada Hargeisa.

Isla Markaan Wuxuu Ka Mid Ahaa Engineeradii Ka Qayb qaatay Dhismaha Ugu Wayn Uguna Bilicda Fiican Magaalad Hargeisa ( Tiyaatarka ).

 

Xil/Eng Elyas Mah’ed Jamac   waa Aqoon Yahan Da’yar Oo Aqoon Ahaa Ka Gaadhay Heer Sarre Oo Ay Iskaba Yartahay Cid Somali Oo Idil Gaadhay Heerkaa Uu Hada Aqoon Ahaan Ka Taagan yahay, Waa Muwaadi Jecel Dadkiisa Iyo Dalkiisaba, Karti Ahaan Waa Nin Alle Ku Manaystay Awood Qayrul Caadi ah Iyo Daacad Nimo Taas Oo U Suurta Galinkarta Inuu Qabto Hawlo Badan Oo Hada Dayacan Una Qabto Bulshada Uu Ka Soo Jeedo Ee Uu Hada Musharaxa U Yahay Iyo Dawlada Uu Xilka Qaran U Qaban Doono Hduu Alle Ogaado.

 

Hadaba Waa Sidee Shakhsiyada Xil. Elyas.

Se Maxaynu Ku Dooranaynaa?

Xil.Elyas Mah’ed Jamac waa Nin Furfuran, Soo Dhawayn badan Islamarkaana Kal- Gacal Badan, Jecel Bulshada uu Dhalasho ahaan ka Soo Jeedo Iyo Dalkiisaba.

Xil.Elyas Mah’ed Jamac wuxuu Ku Mutaystay in la doorto.

1: Heerka Aqooneed Ee Uu Gaadhsiisan yahay.

2: Kartida Iyo Awooda Dabiiciga ah Ee Uu Alle Hibad U Siiyay

3: Wax qabad La Hubo Haduu Doorashada ku Guulaysto.

4: Dad Iyo Dal Jacayl Uu Caan Ku Yahay.

5: Run Sheegnimo Lagu Yaqaan.

6: Dad Yaqaan, Garanaaya Ninkastaa Wuxuu Galo Iyo Wuu Gudaba.

Qalinkii — Eng Mah’ed  Bedel Mah’ed.

 

      

     

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso