War Deg deg ah: Agaasimihii Shabakadda Toggaherer Hargeysa Mr Maxamed C/laahi Warsame Midhiq oo Goor dhawayd ciidamada Boolisku xidheen ka dib Buuq Maanta ka taagnaa dhismaha Cumar Caydiid oo Warbaahintu ka gudanaysay Hawlmaalmeedka shaqo

Wariye Maxamed oo ka mid ah Wariyaasha shabakadda Toggaherer ee Somaliland isla markaana ka mid ah madaxda sare ee Shabakadda ahna Agaasimaha Xafìskeeda Hargeysa ayaa ay xidheen ciidamada boolisku ka dib markii buuq maanta ka jiray Tiyaatarka Hargeysa dhismaha Cumar caydiid ay ka duubayeen wariyayaashu War dhacdada markaa ka taagnayd dhismaha Cumar Caydiid oo doraad qayb ka mid ah uu Mayor Soltelco galiyey Cagaf .

dhinaca kale iyana Isla Dawlada hoose ayaa waxa iyana ka jirtay Dadweyne cabanayay oo yimid in ay Duqa Magaalada ay u gudbiyeen Cabasho ay qabaan taas oo Maamulka Dawlada hoose diidaana in ay warbaahintu Wax ka duubto .
wariye Maxamed ayaa hadda ku xidhan Saldhiga New Hargeisa .

Wixii faahfaahin ah kala socda shabakadda Toggaherer

Advertisement

Ku Xayeysiiso