hakad ku yimid wadadii aiport oo bilow ahayd

 

Fariincaafimaad

Iyadoo moyarku ku gudo jiri bilowgii wadada ka timaada airport hargeisa ilaa saldhiga dhexe ee hargeisa  oo ah muraayada laga daawado  quruxda iyo bilicda caasimada hargeisa

 

Iyadoo hada goobti wadada a airport hargeisa oo dayac tirkeeda ay ku baxayso   kharash dhaqaale oo runtii aad u xoog badan 00 ugu yaran 2milon doolar iyadoo mayarka caasimadu  hormod uu u yahay bilowga wadada  hadana waxa ku yimid hakad

Howshan oo moyarka caasimada hargeisa oo  hada hormood ka yahay howlahan lagu dayactiraayo wadooyinka caasimada hargeisa  inkasto ilaha  dhaqaalaha dawlada hoose soo gala uu aad u xadidan yahay  hadana waxa loo baahan yahay in hantiilayaasha guryaha dhiska ku leh  labada wajahadood ee wadada airport  ay ka qayb qaatan kharashka ku soo qayba sidoo kale ganacsatada hantida ka helay caasimadooda waxa loo baahan yahay in ay ka qayb qaatan  kharashka dayactirka dhiska wadada halbowlaha  u ah muraayada caasimada

Inkastoo loo baahan yahay in dawlada dhexe  qudheedu  ay ka qaadato dhiska dayactirka  wadadan airport

 

Moyarka oo wada dadaal waxqabad oo ku dayac tiro wadooyinka halbowlaha  caasimada hargeisa uu runtii bilic iyo qurux fool xumo ku haya  quruxda  caasimada hargeisa  mudada ka hadhay waqti xiloodkoda goola deegan ahaan

 

Iyadoo wadadani ay tahay wadadii ugu dheerayd ee wax ay ka qabteen  golaha deeganka caasimada hargeisa mudadii dadwaynaha caasimadu  ay siiyen codkoodii doorashadii golaha deeganka ee  caasimada  ka dhacday dharaar  cad oo qoraxdu kulushahay hooyo kasta ay soo dayacday howlahii guriga  haday ku guulaystaan wadadan

 

Odayaasha waxgaradka dhalinyarada iyo  bulshada rayidka ee ku nool degmooyinka maxamoud haybe iyo axmed dhagax  ayaa runtii si wanaagsan u soo dhaweeyey  howlaha dhiska dayactirka wadadan  ka timaada airport ka caasimada hargeisa ilaa saldhiga dhexe oo uu hormood ka yahay  guduumiyaha golaha deeganka caasimada hargeisa  mudane sotelco

 

Moyarka caasimada hargeisa oo runtii si xoog leh uga hadlay in ay hakinayaan meelaha qaar  iyadoo shirkadii laydhku aanay ka furin  xadhkihii telephone nada  iyo dadka ag degan goobaha dhiska wadooyinka ka socdo waxa mayarka caasimada hargeisa uu halkan  fariin ugu diray  in shirkadaha telphonada  iyo  laydhku ay si dhaqso ah ugu hogaansaman  in ay kafurtaan xadhkaha  ugu hadhay

 

 

Email :- Buux0210@gmail.com

  fariin caafimaad   fayadhowr madaxbanan

           063 4130821

Advertisement

Ku Xayeysiiso