Daawo : Ururka Haldoor Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Boqolaal Qoys Oo Ku Dhaqan Deegaannada Hoos Taga Salaxley

Ururka Haldoor Oo Deeq Raashin ah gaadhsiiyay 370 Qoys oo ka mid ah bulshada ku dhaqan Deegaannada hoos taga Degmada Salaxlley ee abaaraha la tabaalaysan .

 

 

Hoos Ka Daawo Barnaamij Dhamaystiran .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso