Goorma ayey ka soo noqona yaan shaqaalaha ajanibka ee dawlada hoose u shaqeeya fasaxi sanadeedkii si dib loogu bilaabo howsha shaqo ee dayactirka dhiska wadada airpor

Faricaafimaad

Goorma ayey kasoonoqonayaan shaqaalaha ajanibka ee dawlada hoose u shaqeeya fasaxi  sanadeedkii si dib loogu bilaabo howsha shaqo ee dayactirka dhiska wadada airport ka timaada ilaa saldhiga dhexe  waxa haboon in ay ka howl galaan qaadhanka lacageed ee laga doonayo  hantiilayaasha  guryaha ku leh  soo jeedka wadada airport ilaa saldhiga dhexe  xildhibaanada kasoo jeeda beelaha konfurta  hargeisa ee golaha deeganka caasimada hargeisa moyar abdirahman may haboonayn in gadiidka iyo cagafyada  si fudud looga qaado goobta dhiska wadada airport

In wadooyinka  caasimada la dayactiro  oo  la sameeya waa mid kor u qaadaysa quruxda iyo bilicda caasimada waa mid sahlaysa isu socodka gadiidkeena  si fudud in bulshada ag degan wadooyinkaas la dayactirayo ay fahman  faidada ay wadadani u leedahay  dhiska guryaha deeganka bulshada ku nool caasimada ayaa loo baahan yahay  markaa waa in aynu bixinaa kharashka yare e inagu soo qaybay  madaama dhiska dayactirka wadadani ay tahay mid kor u qaadaysa qiimaha baloodhkeena gurigeena ku soo jeeda wadada ay dawlada hoose bilowday oo kharashka ku baxayaa uu ugu yaraan ka badanayo 1 molon dolar in ka badan  oo 80% ay dawlada hoose bixinayso lacagta ku baxaysa wadada airport iyo gadiidka  muwaadin waxa lagaga baahan yahay in maadama hantiile guri ama  baloodh oo ku soo jeeda wadada  aad tahay in six xor ah  aad u bixiso  kharashka dhawrka  boqol ee doolar  kugu soo qaybay

Ta kale shirkadaha  iyo ganacsatada ku nool  ama degan  degmada maxamoud haybe waxa loo baahan yahay inaynu si muwaadinimo ah aynu uga qayb qaadano dayactirka dhiska wadada airportka  oo hada bilow ah

Bux Ibrahim aden

Buux0210@gmail com

Fayadhowr madax banana

Telph 4130821

Advertisement

Ku Xayeysiiso