Saxafi Faransiis ah oo Sheegay Sababta ugu weyn ee ay u Diidan yihiin Ka mid Noqoshada Turkey ee Midawga Yurub Tahay oo Kaliya in ay Tahay Dawlad Muslim ah


Saxafiga iyo Qoraaga reer France Jean-Dominique Marchih  ayaa sheegay in Islaamnimadu Tahay sababta kaliya ee ka danbeeysa  diidma reer Yurub, gaar ahaan diidmada Faransiis  ee ka mid noqoshada  Turkey  Midowga Yurub.

Hadalkan ayaa Saxafigani u sheegay Wargeyska  Anatolia, wariyahan  Faransiiska ah ayaa  tilmaamay in jiritaanka nacaybka ku waajahan dalka Turkiga ee dalkiisa ayaa yidhi  “Sababta kaliya ee fashilka xubinimada Turkey ee Midowga Yurub ayaa ah keliya  dowlad Islaami ah, sidaa daraadeed waxa ay ku  gacansaydheen reer Yurub, gaar ahaan  Faransiiska.”

Waxa uu hadalkiisa raaciyay: “booska Turkey ee  dowlad weyn oo Muslim ah waa sababta kaliya ee weyn kana danbeeysa diidmada, wax alla wixii dood ah loo isticmaalo, iyo kuwa hoos ku eedeeyay kaashaneysa cadowga yihiin,  Turkey meel kalama qabsan karto  nidaamka Midowga Yurub.”

Advertisement

Ku Xayeysiiso