Bariis plastic ah oo iyadoo ganacsi lagu soo galinayo dalka nageira lagu qabtay dalkaas oo laga keenay dalka chine

Bariis plastic ah oo iyadoo ganacsi lagu soo galinayo  dalka nageira  lagu qabtay dalkaas oo laga keenay dalka chine

 

 

Xogta khatarta caafimaad ee ka iman karta bariiska plastics ee lagu  sameeyey dalka chine

25 tan ah oo bariis samays ah ayaa dawlada dalka nieger  ku qabatay iyadoo dalka chine looga soo dhoofiyey  kaas oo ay ganacsato dalkaa u dhashay ay soo galiyeen  hadaba dalkaa waxa u fududeeyey in ay ku guulaystaan bariiska samayska waa dal ay dhisan yahiin  hayada  tayada  dalkaas  kuna shaqeeyan qalab heer  caalami ah  oo si fudud loogu ogaan karo

Hadaba bulshadeena somaliyeed waa bulsho  noolashoodu ay ku xidhan tahay isticmaalka cuntada bariiska oo  qoys kasta oo soomaliyeed laba waqti ama hal waqti ayuu cunaa cuntooyinka bariiska dad waawayn caruurba  dalkeenuna ma  laha awood uu kula socon karo  cuntooyinka dalka dibada uga imanaya  sidoo kale bariisku waxa uu inaka inooga yimaada dalalka  chine iyo india  isagoo ku yimaada nidaam ganacsi xor ah  oo ganacsade kasta dalka soo galin karo waxa uu doono

Sidaa daradeed muqaal ahaan bariiska  samayska ee plastics  markaad aragto waxba kama duwana  bariiska  aynu cuno maalin kasta sida gadbadaha jawaanada uu ku cabaysan yahay  kuma kala saari kartid muqaal  sidoo kale waqtiga karinta iyo cunista waxa uu la mid yahay  bariiska aynu isticmaalo waqti kasta oo isla waqti ayuu ku bislaanaya

 

Ganacsatadeeni oo shilin raadis dal kasta uga keenaya  bariis dakadii dalka iyo awoodi hayada tayada dalka oo liidata  qalab casri ah oo lagu ogaan karo nooca badeecada iyo tayadeeda oo aan jirin dalka  bariiska oo aynu u bahaanay cunistiisa  waqti kasta oo aynan ka maarmi karayn  ganacsigeena oo ku xidhan  dalka chine side loo bad badin  kara faya qabka  caafimadka bulshadeena  laguna ogaan karaa  in uu dalka  yaalo bariiskasi ama  lagu baadhi kara dakada dalka

Nasiiba ice cream and cold drink 1 2 3 00 ah meherada ganacsi ee ugu wanaagsan  caasimada hargeisa iyagoo had iyo goor ilaaliya fayadhowrka nadaafadooda  gaarka waa in lagu abaal mariya shahado sharaf heer fayadhowr ah

WQ: Dr Buux

Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

buux2010@gmail.com

0634130821

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso