Tag Archives: News

Daawo: Xalfad ay kula kala wareegayeen Badhasaabkii hore ee Gobolka Maroodijeex iyo kan Cusub ee dhawaan la soo doortay.

Daawo: Xalfad ay kula kala wareegayeen Badhasaabkii hore ee Gobolka Maroodijeex iyo kan Cusub ee dhawaan la soo doortay.  

Daawo :“ Waynu Ku Faanaynaa In Uu Inaga Dhashay Prof Xuseen Tansaani ..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Ka Jeediyay Kulan Loogu Baroor Diiqayay Marxuum Prof Xuseen Tansaani .

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID ayaa maanta ka qeyb galay kulan loogu baroor-diiqayay alle ha u naxariistee Marxuum Prof Xuseen Tansaani oo Dhawaan …

Daawo: ” Ma rabo Muddo Kordhin Dheer” Cabdi Raxmaan Ciro Oo Cabsi Wayn Ka Qaba Muddo Kordhintii Uu soo jeediyey In ay Togg aad u dheer la xusho kadib Markii Ay xukuumada iyo Kulmiye Ay ka aamuseen Soo Jeedintii Mucaaradka

Daawo: ” Ma rabo Muddo Kordhin Dheer” Cabdi Raxmaan Ciro Oo Cabsi Wayn Ka Qaba Muddo Kordhintii Uu soo jeediyey In ay Togg …

Daawo: Cabdiraxmaan Tolwaa Oo Dhalinyarada ku dhiiri galiyey in ay Aragti Fog yeeshaan oo ay yidhaahdaan Xisbigee dalka dan u ah kana hadlay Siyaadada Wadani iyo waxay ku salaysantahay

Daawo: Cabdiraxmaan Tolwaa Oo Dhalinyarada ku dhiiri galiyey in ay Aragti Fog yeeshaan oo ay yidhaahdaan Xisbigee dalka dan u ah kana hadlay …

Daawo: Madaxweyne Kuxigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yusuf Yaasiin Oo Qoto Dheer uga hadlay Shaqo laanta, Abaarta soo noqnoqonaysa iyo wax yaalo kale oo badan.

Daawo: Madaxweyne Kuxigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yusuf Yaasiin Oo Qoto Dheer uga hadlay Shaqo laanta, Abaarta soo noqnoqonaysa iyo wax yaalo kale …

Xisbiga KULMIYE Oo Deeq Agab Caafimaad ah Ku Wareejiyey Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa

Hargeysa:(ToggaHerer)-Xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa deeq agab caafimaad ah oo ay iska kaashadeen laanta xisbiga KULMIYE ee magaalada Bristol ee dalweynaha …

Daawo: Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Ayaa Mucaaradka Ku dhaliilay Inaanay Ka Qayb Qaadan Gurmadka Abaaraha

Daawo: Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Ayaa Mucaaradka Ku dhaliilay Inaanay Ka Qayb Qaadan Gurmadka Abaaraha

Daawo : Xasan Cali Waraabe Oo Duray Hadal Ka Soo Yeedhay Suldaan Maxamed, Sidoo Kalena Ka Qadlay Qaddiyadda Ka Soo Cusboonaatay Tiyaatarka Hargaysa .

Xuseen Xasan Cali Waraabe oo hore u shaaciyay in uu u sharaxanyahay jagada Suldaanka Guud Ee Somaliland ayaa u waramay Shabakdda Togaherer . …

Daawo: Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Gudida Sahan Barwaaqo Oo Maanta Dalka Dib ugu Soo laabtay Soo dhawayn Balaadhan kala kulmay Dadwaynaha Bariga , Koonfurta iyo Badhtamaha Hargaysa

Daawo: Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Gudida Sahan Barwaaqo Oo Maanta Dalka Dib ugu Soo laabtay Soo dhawayn Balaadhan kala kulmay Dadwaynaha Bariga , Koonfurta …

“Ceelkan Faramaa Waxaanu Xukuumad ahaan aamin-sanahay inuu wax badan ka tari doono xaalada adag ee biyo la’aanta iyo abaarta haysata Gobolka Saraar.” Wasiir Maxamuud Xaashi

“Ceelkan Faramaa Waxaanu Xukuumad ahaan aamin-sanahay inuu wax badan ka tari doono xaalada adag ee biyo la’aanta iyo abaarta haysata Gobolka Saraar.” Wasiir …