Daawo :“ Waynu Ku Faanaynaa In Uu Inaga Dhashay Prof Xuseen Tansaani ..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Ka Jeediyay Kulan Loogu Baroor Diiqayay Marxuum Prof Xuseen Tansaani .

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID ayaa maanta ka qeyb galay kulan loogu baroor-diiqayay alle ha u naxariistee Marxuum Prof Xuseen Tansaani oo Dhawaan ku geeriyooday Carriga USA .

Waxaana ka soo qeyb galay qaar ka mid ah labeenta aqoonyahanka Magaalada Hargaysa iyo masuuliyiin kale .

Marxuum Prof Xuseen Tansaani ayaa ah, Ninkii ugu horeeyay ee Soomaali ah ee nopda Prefessor .

 

Hoos Ka Daawo Khudbadda .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso